Bare, af Soomaali ma iigu sharraxi kartaa code-kaan
Afkaaga ku cad gooso
Algoordam (Algorithm)
Xalka dhib ididl oo xisaabin oo ku sallaysan qaadista tallaabooyin taxane ah waxaa loo yaqaanaa algoordam.
Markaan aan afka Hooyo, wax ku barano.
Dhammaan dawladaha horumarka sameeyey waxa ay adeegsadaan afkooda Hooyo waayo; qofka afkiisa wax ku bartay
wuu ka fahan iyo garasho badan yahay qofka af shisheeye wax ku bartay.
"Af Qalaad aqoontu miyaa? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoontu miyaa? May maya Ma ahee Waa intuu qofba
Eebbe geshaa ayay nala tahay annagee. "
- Fahad M. A. Albaswarie
"Kolkuu imtixaanku soo dhawaado, ardayda waxa ay weyddiinayaan: “Macallin, af Soomaali ma ku
soo qori
karaa?” Tallow maxaa afka qalaad naloogu qasbaa haddaan afkeenna sidaas u jecelnahay?!"
- Sh. Maxamed Ismaaciil
"Cilmigu wuxa uu u baahan yahay dhaxal iyo luqad lagu gudbiyo. Waxa aan saan u leeyahay, maaddooyinka
innagu cusub oo dhan magacyadii ay inoogu yimaadeen bay la baxaan."
Wixii aad baratay ku dabaq nololmaalmeedkaaga
Awoodda waxbarasho waxa ay tahay in aad dhab ahaan u qaadatid waxa aad baratay dabadeedna aad ku meel
marisid nololmaalmeedkaaga.
Wax-soo-saar yeelo
Cilmiga kumbiyuuterku waa
awoodda aad ku xalin kartid dhibaha sayniska adiga oo adeegsanaya
jaadadka kala
duwan ee Algoordamka