Waad guulaysan doontaa i.a.
qoyskaagana wuu kugu faani doonaa i.a.
Tababbarka 2aad
Waaaw [], wali qoys banynu nahay!
Wali Albasrawie baad ka tirsan tahay! , Sug sug sug, Fiiri, ma ogtahay in tababbarka
Albasrawie
laga harsiiyey dad badan.
Adigase ha walwalin hana waawan, hagaag. Waanu isla jiraynaa
programmers ayaanu noqonaynaa adduunka tiknolojiyadda ayaanu wax la
qaybsanaynaa.
Ha yeeshee wargelintaan hoose ma dhugan kartaa?:
Same aad baad u halgamaysaa si qodqodan
ayaanu ula soconaa
horumarkaaga iyo isbeddelkaaga waxbarasheed.
Tababbarka 1 bil iyo bar baad soo dhigatay aqoon iyo ilbaxnimana waad dhaxashay, sow sidaasi ma ahan 🤗 💝 Hambalyo 💫👏, Mahadsanid [].
-
1. Waxaad u sii gudbaysaa tababbarka 2aad.
- 2. Waxaad bixin doontaa $9x3bilood = $27
-
1. Si rasmi ahaan ayaa lagaaga harsiinayaa tababbarka Albasrawie
-
2. Lacagna lagaama qaadayo - ileen wax dhan kuma barin -
[], dadaal, dadaal dadaal, aqoon ayaa lagu hodmaa baahidana looga baxaa.
Imtixaanka waxaad geli doontaa 20ka
Maarso, 2025., si kale haddaan u niraahno 10ka dambe ee Ramadaan haddii Eebbe yiraahdo.
Taabo oo farxad muuji