Diiwaanku wuu furan yahay Is-qor
Wargelin imtixaan Aan akhristo →
Albasrawie Logo

Sida aynu taageerno

Sida aynu taageerno

Xuddunta geeddi-socodka waxbarashada waxaa loogu toosanaan karaa tubtaan.

Tababbarrada

Ku soo biir casharrada, tababbarada iyo waxbarashada Albasrawie oo lagu fududeeyey laguna hal-tebiyey afka Hooyo.

Waxaanu gunta kuwada gaari karnaa tubtaan oo la maro.

Fiirso tababbaradaan

Hubso tababbarka aad u baahantahay, haddii aanaad helin, warbixintaad hoose inoogu reeb.


CODSIGA TABABBARKA HADDA WUU FURAN YAHAY

Askunka Barnaamijeynta Kumbiyuuterka

Inta uu soconayo: 3 bilood
Lacagta Soomaaliya
Is-qorista ugu dambeysa: 2024-12-07

Ereybixin af Soomaali


CODSIGA TABABBARKA HADDA WUU FURAN YAHAY

Barnaamijeynta Luuqadda Python

Inta uu soconayo: 3 bilood
Lacagta Soomaaliya
Is-qorista ugu dambeysa: 2024-12-07

Ereybixin af Soomaali


CODSIGA TABABBARKA HADDA WUU FURAN YAHAY

Dhisidda Nidaamyada Degesha

Inta uu soconayo: 3 bilood
Lacagta Soomaaliya
Is-qorista ugu dambeysa: 2024-12-07

Ereybixin af Soomaali


Tababbarrada waxa ay aad diiradda u saartaa aqoonta Kumbiyuuterka. Waxaa lagu taamayaa oo hadda isku-dubridkeedu socdo tababbarrada ay ka mid yihiin:

  • Data Structure Qaabaynta Xogta
  • Algorithm (Algoordam)
  • Digital Logic Design (DLD) Barashada Naqshad Maangaleedka ay u shaqeeyaan walaxaha ku dhisan danabka.
  • Math for computer science Xisaabta kumbiyuuterka
Haddii aad tihiin bartayaal koox ah raba in ay afkooda "Hooyo" ku bartan maaddo cayiman, waanu tixgalinaynaa. Hoose ku soo hagaajiya codsigiinna. Mahadsanidiin thumb_up .