Loogada Rasmiga Albasrawie

Tababbarrada iyo waxbarashada

Ku soo biir casharrada, tababbarada iyo waxbarashada Albasrawie oo lagu fududeeyey laguna hal-tebiyey afka Hooyo.

Waxbarasho
menu_book
Laylis
edit_note
Miradhal yeelo
emoji_objects
Meesha loo socdo
Waxbarasho
menu_book
Laylis
edit_note
Miradhal yeelo
emoji_objects
Meesha loo socdo
Waxbarasho
menu_book
Laylis
edit_note
Miradhal yeelo
emoji_objects
Waxbarasho
menu_book
Laylis
edit_note
Miradhal yeelo
emoji_objects

Raadi tababbarada

oo aad ku biiri kartid dabadeedna miradhal ku yeelo

translate
CODSIGA TABABBARKA HOOSE HADDA WUU XIRAN YAHAY
Askunka Barnaamijeynta Kumbiyuuterka
Amminta uu soconayo: 3 bilood
Lacagta Soomaaliya

Is-qorista ugu dambeysa: 2023-12-15

Image Preview
translate
CODSIGA TABABBARKA HOOSE HADDA WUU XIRAN YAHAY
Barnaamijeynta Luuqadda Python
Amminta uu soconayo: 3 bilood
Lacagta Soomaaliya

Is-qorista ugu dambeysa: 2023-12-15

Image Preview
translate
CODSIGA TABABBARKA HOOSE HADDA WUU XIRAN YAHAY
Dhisidda Nidaamyada Degesha
Amminta uu soconayo: 4 bilood
Lacagta Soomaaliya

Is-qorista ugu dambeysa: 2023-12-15

Image Preview
translate
CODSIGA TABABBARKA HOOSE HADDA MA BILLAABAN.
Falanqaynta Xogta
Amminta uu soconayo: 4 bilood
Lacagta Soomaaliya

Is-qorista ugu dambeysa: 2024-01-21

Image Preview
Haddii aad tihiin bartayaal koox ah raba in ay afkooda "Hooyo" ku bartan maaddo cayiman, waanu tixgalinaynaa. Farriin-danabeedkaan albasrawie.cs.edu@gmail.com ku soo hagaajiya codsigiinna. Mahadsanidiin thumb_up .
Tababbarrada waxa ay aad diiradda u saartaa aqoonta Kumbiyuuterka. Waxaa lagu taamayaa oo hadda isku dubridkeedu socdo tababbarrada ay ka mid yihiin:

Si aad u durba uga warhaysid, rukumo oo hoos gali farriin-danabeedkaaga.